Surah Al-Kafiroon - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
قُلۡ يَـٰٓأَيُّهَا ٱلۡكَٰفِرُونَ
Dheh: Gaalooy
Surah Al-Kafiroon, Verse 1
لَآ أَعۡبُدُ مَا تَعۡبُدُونَ
Anigu ma caabudo waxa aad caabuddaan
Surah Al-Kafiroon, Verse 2
وَلَآ أَنتُمۡ عَٰبِدُونَ مَآ أَعۡبُدُ
Idinkuna ma caabuddaan Kaan Anigu caabudo
Surah Al-Kafiroon, Verse 3
وَلَآ أَنَا۠ عَابِدٞ مَّا عَبَدتُّمۡ
Mana caabudi doono waxa aad caabuddaan
Surah Al-Kafiroon, Verse 4
وَلَآ أَنتُمۡ عَٰبِدُونَ مَآ أَعۡبُدُ
Idinkuna ma caabudi doontaan Kaan anigu caabudo
Surah Al-Kafiroon, Verse 5
لَكُمۡ دِينُكُمۡ وَلِيَ دِينِ
Waxaad leedihiin diintiinna (dhaqankiinna), aniguna waxaa leeyahay diinteyda ( dhaqankeyga)
Surah Al-Kafiroon, Verse 6