Surah An-Nasr - Somali Translation by Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
إِذَا جَآءَ نَصۡرُ ٱللَّهِ وَٱلۡفَتۡحُ
Markuu yimaaddo gargaarkii Eebe iyo Fatxiga (Furashada maka)
Surah An-Nasr, Verse 1
وَرَأَيۡتَ ٱلنَّاسَ يَدۡخُلُونَ فِي دِينِ ٱللَّهِ أَفۡوَاجٗا
Ood aragtid Dadkoo Diinta Eebe u soo gali Kooxo
Surah An-Nasr, Verse 2
فَسَبِّحۡ بِحَمۡدِ رَبِّكَ وَٱسۡتَغۡفِرۡهُۚ إِنَّهُۥ كَانَ تَوَّابَۢا
U tasbiixso Eebe adoo ku mahadin Dambidhaafna waydiiso illen waa dambidhaaf badanee
Surah An-Nasr, Verse 3