Surah Al-Falaq - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
قُلۡ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلۡفَلَقِ
Dheh: Waxaan ka magan galay Rabbiga oogga (dillaacsha)
Surah Al-Falaq, Verse 1
مِن شَرِّ مَا خَلَقَ
Sharka waxa uu abuuray
Surah Al-Falaq, Verse 2
وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ
Iyo sharka habeenka mugdiga badan marka uu mugdigiisa wax ku daboolo
Surah Al-Falaq, Verse 3
وَمِن شَرِّ ٱلنَّفَّـٰثَٰتِ فِي ٱلۡعُقَدِ
Iyo sharka kuwa wax ku tufa guntimaha (naagaha saaxirooyinka ah)
Surah Al-Falaq, Verse 4
وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ
Iyo sharka xaasidka marka uu wax xasdo
Surah Al-Falaq, Verse 5