Surah Yusuf Verse 19 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Yusufوَجَآءَتۡ سَيَّارَةٞ فَأَرۡسَلُواْ وَارِدَهُمۡ فَأَدۡلَىٰ دَلۡوَهُۥۖ قَالَ يَٰبُشۡرَىٰ هَٰذَا غُلَٰمٞۚ وَأَسَرُّوهُ بِضَٰعَةٗۚ وَٱللَّهُ عَلِيمُۢ بِمَا يَعۡمَلُونَ
Oo halkaa waxaa yimid socoto, oo waxay direen biyo dhaamiyahoodii, oo wuxuu hoos ugu sii daayey wadaantiisii. Wuxuu yidhi: Waa war san oo farxad leh! kani waa kuray yar; oo way qarsadeen badeeco ahaan Oo Allaah waa u Ogaa waxa ay faleen