Surah Yusuf Verse 3 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Yusufنَحۡنُ نَقُصُّ عَلَيۡكَ أَحۡسَنَ ٱلۡقَصَصِ بِمَآ أَوۡحَيۡنَآ إِلَيۡكَ هَٰذَا ٱلۡقُرۡءَانَ وَإِن كُنتَ مِن قَبۡلِهِۦ لَمِنَ ٱلۡغَٰفِلِينَ
Annaga ayaa kaaga sheekeeneyna sheekooyinka tan u wanaagsan, ee aanu kuugu waxyoonno Qur'aankan, inkastoo kan ka hor, aad aheyd hubaal mid ka mid ah kuwa aan waxba ogeyn