Surah Yusuf Verse 30 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Yusuf۞وَقَالَ نِسۡوَةٞ فِي ٱلۡمَدِينَةِ ٱمۡرَأَتُ ٱلۡعَزِيزِ تُرَٰوِدُ فَتَىٰهَا عَن نَّفۡسِهِۦۖ قَدۡ شَغَفَهَا حُبًّاۖ إِنَّا لَنَرَىٰهَا فِي ضَلَٰلٖ مُّبِينٖ
Oo haween ku sugan magaalada waxay yidhaahdeen: Marwadii wasiirka waxay dooneysaa inay u soo jiiddo xumaan wiilka yar ee addoonkeeda ah, hubaal wuxuu ku saameeyey si qoto dheer jaceylkiisa, hubaal waxaan xaqiiq u aragnaa inay ku sugan tahay gef muuqda