Surah Yusuf Verse 38 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Yusufوَٱتَّبَعۡتُ مِلَّةَ ءَابَآءِيٓ إِبۡرَٰهِيمَ وَإِسۡحَٰقَ وَيَعۡقُوبَۚ مَا كَانَ لَنَآ أَن نُّشۡرِكَ بِٱللَّهِ مِن شَيۡءٖۚ ذَٰلِكَ مِن فَضۡلِ ٱللَّهِ عَلَيۡنَا وَعَلَى ٱلنَّاسِ وَلَٰكِنَّ أَكۡثَرَ ٱلنَّاسِ لَا يَشۡكُرُونَ
Oo waxaan raacaa diinta Aabbayaashay Ibraahiim, Isxaaq iyo Yacquub; naguma habboona inaan waxna u shariig yeelno Allaah waxay ahaadaanba. Arrinkani waa Fadliga Ilaahay noo galay innaga iyo dadkaba, laakiinse dadka badankiisu ma mahad naqaan