Surah Yusuf Verse 50 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Yusufوَقَالَ ٱلۡمَلِكُ ٱئۡتُونِي بِهِۦۖ فَلَمَّا جَآءَهُ ٱلرَّسُولُ قَالَ ٱرۡجِعۡ إِلَىٰ رَبِّكَ فَسۡـَٔلۡهُ مَا بَالُ ٱلنِّسۡوَةِ ٱلَّـٰتِي قَطَّعۡنَ أَيۡدِيَهُنَّۚ إِنَّ رَبِّي بِكَيۡدِهِنَّ عَلِيمٞ
Oo boqorkii wuxuu yidhi: Ii keena isaga. Markaasuu markuu farriin sidihii u yimid, wuxuu yidhi: U noqo rabbigaa oo weydii isaga waa maxay xaalka haweenkii iska gooyey gacmahooda? Hubaal, Rabbigay waa ogsoon yahay khiyaanadooda