Surah Yusuf Verse 54 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Yusufوَقَالَ ٱلۡمَلِكُ ٱئۡتُونِي بِهِۦٓ أَسۡتَخۡلِصۡهُ لِنَفۡسِيۖ فَلَمَّا كَلَّمَهُۥ قَالَ إِنَّكَ ٱلۡيَوۡمَ لَدَيۡنَا مَكِينٌ أَمِينٞ
Oo boqorkii wuxuu yidhi: Ii keena isaga, waxaan u dooran doonaa nafteyda. Markaasuu markuu la hadlay, wuxuu yidhi: hubaal waxaad ku tahay agtayada maanta sharafle, la aamino