Surah Yusuf Verse 56 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Yusufوَكَذَٰلِكَ مَكَّنَّا لِيُوسُفَ فِي ٱلۡأَرۡضِ يَتَبَوَّأُ مِنۡهَا حَيۡثُ يَشَآءُۚ نُصِيبُ بِرَحۡمَتِنَا مَن نَّشَآءُۖ وَلَا نُضِيعُ أَجۡرَ ٱلۡمُحۡسِنِينَ
Sidaas baan ugu siinnay Yuusuf awood dhan arlada, wuxuu ku hantay maamul dhan dhexdeeda meesha uu doonoba. Waxaan ku galladeysannaa Naxariistayada cidda aan doonno, oo ma dayacno abaalka sama falayaasha