Surah Yusuf Verse 64 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Yusufقَالَ هَلۡ ءَامَنُكُمۡ عَلَيۡهِ إِلَّا كَمَآ أَمِنتُكُمۡ عَلَىٰٓ أَخِيهِ مِن قَبۡلُ فَٱللَّهُ خَيۡرٌ حَٰفِظٗاۖ وَهُوَ أَرۡحَمُ ٱلرَّـٰحِمِينَ
Wuxuu yidhi: Ma idinku aamini karaayo waxaan ahayn sidii aan idiinku aaminay walaalki awal hore. Allaah baase ah Kan u Wanaagsan ilaaliye, oo Isaga baa u Naxariis Badan inta naxariisata