Surah Yusuf Verse 66 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Yusufقَالَ لَنۡ أُرۡسِلَهُۥ مَعَكُمۡ حَتَّىٰ تُؤۡتُونِ مَوۡثِقٗا مِّنَ ٱللَّهِ لَتَأۡتُنَّنِي بِهِۦٓ إِلَّآ أَن يُحَاطَ بِكُمۡۖ فَلَمَّآ ءَاتَوۡهُ مَوۡثِقَهُمۡ قَالَ ٱللَّهُ عَلَىٰ مَا نَقُولُ وَكِيلٞ
Wuxuu yidhi: Idinkuma dari doono sinnaba jeer aad i siisaan ballan adag oo aad ku dhaarataan Magaca Ilaahay, inaad hubaal dib xaqiiq iigu keeni doontaan, iyadoo la idin hareereeyo si dhan maahee, oo markay siiyeen ballankooda, wuxuu yidhi: Allaah baa waxa aanu leennahay u tala saarannay oo la isku halleeyaa