Surah Yusuf Verse 70 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Yusufفَلَمَّا جَهَّزَهُم بِجَهَازِهِمۡ جَعَلَ ٱلسِّقَايَةَ فِي رَحۡلِ أَخِيهِ ثُمَّ أَذَّنَ مُؤَذِّنٌ أَيَّتُهَا ٱلۡعِيرُ إِنَّكُمۡ لَسَٰرِقُونَ
Oo markuu qalabeeyey oo siiyey raashinkoodii, (qof) baa dhex galiyey koobkii wax lagu beegayey boorsadii walaalki. markaas waxaa dhawaaqay dhawaaqe (leh): Safaryahow! Waxaad hubaal tihiin xaqiiq tuugo