Surah Yusuf Verse 8 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Yusufإِذۡ قَالُواْ لَيُوسُفُ وَأَخُوهُ أَحَبُّ إِلَىٰٓ أَبِينَا مِنَّا وَنَحۡنُ عُصۡبَةٌ إِنَّ أَبَانَا لَفِي ضَلَٰلٖ مُّبِينٍ
Waa tii ay yidhaahdeen: Xaqiiq Yuusuf iyo walaalki3 baa ku weyn uuna naga jecel yahay aabbaheen, innagoo ah kulan ka xoog badan. hubaal aabbaheen xaqiiq wuxuu ku sugan yahay baadi caddaan ah