Surah Yusuf Verse 90 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Yusufقَالُوٓاْ أَءِنَّكَ لَأَنتَ يُوسُفُۖ قَالَ أَنَا۠ يُوسُفُ وَهَٰذَآ أَخِيۖ قَدۡ مَنَّ ٱللَّهُ عَلَيۡنَآۖ إِنَّهُۥ مَن يَتَّقِ وَيَصۡبِرۡ فَإِنَّ ٱللَّهَ لَا يُضِيعُ أَجۡرَ ٱلۡمُحۡسِنِينَ
Waxay yidhaahdeen: Ma waxaad adigu tahay dhab ahaan Yuusuf? Wuxuu yidhi: Waa aniga Yuusuf, oo kani waa walaalkay. Allaah baa runtii noo nicmeeyey. hubaal, kii isagu iska dhowra (xume), oo samir yeesha (waa loo abaal gudaa), waayo hubaal Allaah ma dayaco abaalka sama falayaasha