Surah Yusuf Verse 96 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Yusufفَلَمَّآ أَن جَآءَ ٱلۡبَشِيرُ أَلۡقَىٰهُ عَلَىٰ وَجۡهِهِۦ فَٱرۡتَدَّ بَصِيرٗاۖ قَالَ أَلَمۡ أَقُل لَّكُمۡ إِنِّيٓ أَعۡلَمُ مِنَ ٱللَّهِ مَا لَا تَعۡلَمُونَ
Markaasuu markuu yimid war san sidihii, wuxuu uga tuuray (shaarkii) 31 wajigiisa, markaasuu u soo noqday araggii; Wuxuu yidhi: Sow idinkuma aan odhan: Waxaan anigu hubaal ka ogahay xagga Allaah wax aydaan idinku ogayn