Surah Al-Isra Verse 102 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Israقَالَ لَقَدۡ عَلِمۡتَ مَآ أَنزَلَ هَـٰٓؤُلَآءِ إِلَّا رَبُّ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِ بَصَآئِرَ وَإِنِّي لَأَظُنُّكَ يَٰفِرۡعَوۡنُ مَثۡبُورٗا
(Muuse) Wuxuu yidhi: Dhab ahaan waa ogtahay in aanay soo dirin kuwani cid aan ahayn Rabbiga samooyinka iyo arlada xujooyin cad ahaan. Oo waxaan qabaa inaad Fircoonow tahay mid loo qoray hoog