Surah Al-Isra Verse 67 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Israوَإِذَا مَسَّكُمُ ٱلضُّرُّ فِي ٱلۡبَحۡرِ ضَلَّ مَن تَدۡعُونَ إِلَّآ إِيَّاهُۖ فَلَمَّا نَجَّىٰكُمۡ إِلَى ٱلۡبَرِّ أَعۡرَضۡتُمۡۚ وَكَانَ ٱلۡإِنسَٰنُ كَفُورًا
Oo marka dhibaato ay idinku taabato badda, waad weydaan kuwa aad u dhawaaqataan Isaga maahee. markase uu idinku keeno nabad barriga,waa jeedsataan. Oo Aadmiga abad waa abaal dhac badane