Surah Al-Isra Verse 69 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Israأَمۡ أَمِنتُمۡ أَن يُعِيدَكُمۡ فِيهِ تَارَةً أُخۡرَىٰ فَيُرۡسِلَ عَلَيۡكُمۡ قَاصِفٗا مِّنَ ٱلرِّيحِ فَيُغۡرِقَكُم بِمَا كَفَرۡتُمۡ ثُمَّ لَا تَجِدُواْ لَكُمۡ عَلَيۡنَا بِهِۦ تَبِيعٗا
Mise, ma waxaad dareentaan aaminaad inuusan dib idiinku soo celin doonin halkaa mar kale oo markaas idiin soo diro dabayl daran oo idin qarqiyo gaalnimadiinna darteed, markaasna ma heli doontaan wax nooga kiin gargaara