Surah Al-Isra Verse 97 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Israوَمَن يَهۡدِ ٱللَّهُ فَهُوَ ٱلۡمُهۡتَدِۖ وَمَن يُضۡلِلۡ فَلَن تَجِدَ لَهُمۡ أَوۡلِيَآءَ مِن دُونِهِۦۖ وَنَحۡشُرُهُمۡ يَوۡمَ ٱلۡقِيَٰمَةِ عَلَىٰ وُجُوهِهِمۡ عُمۡيٗا وَبُكۡمٗا وَصُمّٗاۖ مَّأۡوَىٰهُمۡ جَهَنَّمُۖ كُلَّمَا خَبَتۡ زِدۡنَٰهُمۡ سَعِيرٗا
Oo mid kastoo uu Allaah hanuuniyo baa isagu hanuunsan; oo mid kastoo uu lumiyaa _ uma heli doontid gargaarayaal sokadi, Oo Waxaan soo kulmin doonnaa iyagoo dhan Maalinta Qiyaamaha iyagoo wejiyada ku socda iyagoo aan wax arkayn, hadlayn, oo wax maqlayn; hoygooduna waa Naar; mar kastoo ay nuxuustaba, waxaan u kordhin doonnaa shidaal