Surah Al-Baqara Verse 116 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Baqaraوَقَالُواْ ٱتَّخَذَ ٱللَّهُ وَلَدٗاۗ سُبۡحَٰنَهُۥۖ بَل لَّهُۥ مَا فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِۖ كُلّٞ لَّهُۥ قَٰنِتُونَ
Oo waxay yidhaahdaan: Allaah wuxuu leeyahay wiil. Xurmo oo dhan Isaga baa iska leh oo hufan. bal wuxuu leeyahay wax walba oo jira samooyinka iyo arlada, dhammaan Isaga bay adeecsan yihiin