Surah Al-Baqara Verse 14 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Baqaraوَإِذَا لَقُواْ ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ قَالُوٓاْ ءَامَنَّا وَإِذَا خَلَوۡاْ إِلَىٰ شَيَٰطِينِهِمۡ قَالُوٓاْ إِنَّا مَعَكُمۡ إِنَّمَا نَحۡنُ مُسۡتَهۡزِءُونَ
Oo markay la kulmaan kuwa rumeysan, waxay yidhaahdaan: Waanu rumaysannahay. Markase ay isla keli noqdaan shaydaamadooda, waxay yidhaahdaan: hubaal innagu idinkaynu idinla jidhnaa; waa uun iska jeesjeeseennay