Surah Al-Baqara Verse 171 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Baqaraوَمَثَلُ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ كَمَثَلِ ٱلَّذِي يَنۡعِقُ بِمَا لَا يَسۡمَعُ إِلَّا دُعَآءٗ وَنِدَآءٗۚ صُمُّۢ بُكۡمٌ عُمۡيٞ فَهُمۡ لَا يَعۡقِلُونَ
Oo mataalka gaalada waa sida mataalka mid u dhawaaqa waxaa aan maqlayn waxaan ahayn qaylo iyo dhawaaq. Dhego la’, af la’, oo indho la’. Marka wax ma fahmaan