Surah Al-Baqara Verse 216 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Baqaraكُتِبَ عَلَيۡكُمُ ٱلۡقِتَالُ وَهُوَ كُرۡهٞ لَّكُمۡۖ وَعَسَىٰٓ أَن تَكۡرَهُواْ شَيۡـٔٗا وَهُوَ خَيۡرٞ لَّكُمۡۖ وَعَسَىٰٓ أَن تُحِبُّواْ شَيۡـٔٗا وَهُوَ شَرّٞ لَّكُمۡۚ وَٱللَّهُ يَعۡلَمُ وَأَنتُمۡ لَا تَعۡلَمُونَ
Dagaallan baa la idinku farad yeelay oo waa wax aad neceb tihiin, oo waxaa laga yaabaa inaad wax nacdaan isagoo khayr idiin ah, oo waxaa laga yaabaa inaad wax jeclaataan isagoo shar idiin ah, Oo Allaah baa ogsoon, idinkuse ma ogidin