Surah Al-Baqara Verse 225 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Baqaraلَّا يُؤَاخِذُكُمُ ٱللَّهُ بِٱللَّغۡوِ فِيٓ أَيۡمَٰنِكُمۡ وَلَٰكِن يُؤَاخِذُكُم بِمَا كَسَبَتۡ قُلُوبُكُمۡۗ وَٱللَّهُ غَفُورٌ حَلِيمٞ
Allaah Idiin ma qabanayo waxa aydaan ula kac iyo qasad ugu dhaaran, laakiinse wuxuu idiin qabanayaa waxa ay quluubtiinna goostaan oo u bareeraan (oo dhaar ah). Oo Allaah waa Dambi Dhaaf Badane, Dulqaad Badan