Surah Al-Baqara Verse 28 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Baqaraكَيۡفَ تَكۡفُرُونَ بِٱللَّهِ وَكُنتُمۡ أَمۡوَٰتٗا فَأَحۡيَٰكُمۡۖ ثُمَّ يُمِيتُكُمۡ ثُمَّ يُحۡيِيكُمۡ ثُمَّ إِلَيۡهِ تُرۡجَعُونَ
Sidee baad ugu gaaloobeysaan Allaah idinkoo ahaa meyti, buu markaa idin soo nooleeyey, haddana sababi doonaa inaad dhimataan, haddana dib idin soo nooleyn doonaa, haddana Xaggiisa baa la idiin soo celin doonaa