Surah Al-Baqara Verse 31 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Baqaraوَعَلَّمَ ءَادَمَ ٱلۡأَسۡمَآءَ كُلَّهَا ثُمَّ عَرَضَهُمۡ عَلَى ٱلۡمَلَـٰٓئِكَةِ فَقَالَ أَنۢبِـُٔونِي بِأَسۡمَآءِ هَـٰٓؤُلَآءِ إِن كُنتُمۡ صَٰدِقِينَ
Oo wuxuu baray Aadam magacyada oo idil, markaas buu u soo bandhigay malaa’igta oo yidhi: Ii sheega magacayda kuwani, haddii aad tihiin run sheegayaal