Surah Al-Baqara Verse 67 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Baqaraوَإِذۡ قَالَ مُوسَىٰ لِقَوۡمِهِۦٓ إِنَّ ٱللَّهَ يَأۡمُرُكُمۡ أَن تَذۡبَحُواْ بَقَرَةٗۖ قَالُوٓاْ أَتَتَّخِذُنَا هُزُوٗاۖ قَالَ أَعُوذُ بِٱللَّهِ أَنۡ أَكُونَ مِنَ ٱلۡجَٰهِلِينَ
Oo waa tii uu Muuse ku yidhi tolkiisii: hubaal Allaah wuxuu idin amrayaa inaad gowracdaan sac12. Waxay yidhaahdeen: Miyaad nagu ciyaareysaa. Wuxuu yidhi: Waxaan ka magan galayaa Allaah inaan ka mid noqdo jaahiliinta