Surah Al-Hajj Verse 15 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Hajjمَن كَانَ يَظُنُّ أَن لَّن يَنصُرَهُ ٱللَّهُ فِي ٱلدُّنۡيَا وَٱلۡأٓخِرَةِ فَلۡيَمۡدُدۡ بِسَبَبٍ إِلَى ٱلسَّمَآءِ ثُمَّ لۡيَقۡطَعۡ فَلۡيَنظُرۡ هَلۡ يُذۡهِبَنَّ كَيۡدُهُۥ مَا يَغِيظُ
Ku kastoo moodaya inaanu Allaah u gargaari doonin (Rasuulkiisa) adduun iyo aakhiraba, ha ka soo daldalsho xadhig saqafka oo qoorta ha iskaga gooyo2 (ha isku ceejiyo), oo markaas ha fiirsho bal sidaas inuu ku ciil beelayo