Surah Al-Hajj Verse 17 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Hajjإِنَّ ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَٱلَّذِينَ هَادُواْ وَٱلصَّـٰبِـِٔينَ وَٱلنَّصَٰرَىٰ وَٱلۡمَجُوسَ وَٱلَّذِينَ أَشۡرَكُوٓاْ إِنَّ ٱللَّهَ يَفۡصِلُ بَيۡنَهُمۡ يَوۡمَ ٱلۡقِيَٰمَةِۚ إِنَّ ٱللَّهَ عَلَىٰ كُلِّ شَيۡءٖ شَهِيدٌ
Hubaal, Kuwa (Xaqa) rumeysan (Muslimiinta), iyo kuwa heysta Yuhuudiyada, iyo Saabi’iinta iyo Nasaarada iyo Majuusta iyo kuwa cid kale la wadaajiya Allaah (cibaadada), hubaal, Allaah baa kala xukumi doona dhexdooda Maalinta Qiyaamaha. hubaal! Allaah wax walba waa ka Markhaati oo wuu Arkaa