Surah Al-Hajj Verse 19 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Hajj۞هَٰذَانِ خَصۡمَانِ ٱخۡتَصَمُواْ فِي رَبِّهِمۡۖ فَٱلَّذِينَ كَفَرُواْ قُطِّعَتۡ لَهُمۡ ثِيَابٞ مِّن نَّارٖ يُصَبُّ مِن فَوۡقِ رُءُوسِهِمُ ٱلۡحَمِيمُ
Kuwani4 waa labo is-haya ee isku haya arrinka Rabbigood, marka (ma) kuwa (Xaqa) rumeysan diida waxaa iyaga loo goyn doonaa maryo Naar ah, biyo kulul oo karaya baa lagu shubi doonaa madaxyadooda korkooda