Surah Al-Hajj Verse 2 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Hajjيَوۡمَ تَرَوۡنَهَا تَذۡهَلُ كُلُّ مُرۡضِعَةٍ عَمَّآ أَرۡضَعَتۡ وَتَضَعُ كُلُّ ذَاتِ حَمۡلٍ حَمۡلَهَا وَتَرَى ٱلنَّاسَ سُكَٰرَىٰ وَمَا هُم بِسُكَٰرَىٰ وَلَٰكِنَّ عَذَابَ ٱللَّهِ شَدِيدٞ
Maalinta marka aad arki doontaan, haweeney kastoo ilmo nuujinaysay waxay ka tegi doontaa isku daran darti ilmahay naaska nuujisay, oo haweeney walboo uur leh way dhicin doontaa waxa ay uur ku siddo, oo waxaad arki doontaa dadka oo sakhraansan, mana ahaan doonaan kuwo sakhraansan, laakiinse Cadaabka Ilaahay baa ahaan doonta mid aad u Daran