Surah Al-Hajj Verse 23 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Hajjإِنَّ ٱللَّهَ يُدۡخِلُ ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّـٰلِحَٰتِ جَنَّـٰتٖ تَجۡرِي مِن تَحۡتِهَا ٱلۡأَنۡهَٰرُ يُحَلَّوۡنَ فِيهَا مِنۡ أَسَاوِرَ مِن ذَهَبٖ وَلُؤۡلُؤٗاۖ وَلِبَاسُهُمۡ فِيهَا حَرِيرٞ
Hubaal, Allaah wuxuu ka yeeli doonaa kuwa (Xaqa) rumeysan oo samaha fala inay galaan beero ay hoostoodu wabiyo qul-qulaan, waxaa loo xidhi doonaa gudaheeda qurxin darteed shuuliyo dahab iyo luul ah, oo dharkooduna gudaheeda waa xariir