Surah Al-Hajj Verse 28 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Hajjلِّيَشۡهَدُواْ مَنَٰفِعَ لَهُمۡ وَيَذۡكُرُواْ ٱسۡمَ ٱللَّهِ فِيٓ أَيَّامٖ مَّعۡلُومَٰتٍ عَلَىٰ مَا رَزَقَهُم مِّنۢ بَهِيمَةِ ٱلۡأَنۡعَٰمِۖ فَكُلُواْ مِنۡهَا وَأَطۡعِمُواْ ٱلۡبَآئِسَ ٱلۡفَقِيرَ
Si ay ugu goob joogaan waxyaalo manaafacaad u leh, oo ay ugu xusaan Magaca Ilaahay maalmo la yaqaan6 korkooda waxa uu siiyey oo ka mid ah duunyada nicmooleyda, ee wax ka cuna, oo wax ka siiya tabaaleysanaha, faqiirka