Surah Al-Hajj Verse 37 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Hajjلَن يَنَالَ ٱللَّهَ لُحُومُهَا وَلَا دِمَآؤُهَا وَلَٰكِن يَنَالُهُ ٱلتَّقۡوَىٰ مِنكُمۡۚ كَذَٰلِكَ سَخَّرَهَا لَكُمۡ لِتُكَبِّرُواْ ٱللَّهَ عَلَىٰ مَا هَدَىٰكُمۡۗ وَبَشِّرِ ٱلۡمُحۡسِنِينَ
Ma ay gaadho Allaah hilibkeedu iyo dhiiggeedu, laakiinse waxa gaara ee aqbalka ah Xaggiisa waa ka dhowrsoonidiinna (xumaha). Sidaas buu idiinku sakhiray si aad u weyneysaan Allaah hanuunka uu idin hanuuniyey darteed, oo u bishaaree sama falayaasha