Surah Al-Hajj Verse 41 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Hajjٱلَّذِينَ إِن مَّكَّنَّـٰهُمۡ فِي ٱلۡأَرۡضِ أَقَامُواْ ٱلصَّلَوٰةَ وَءَاتَوُاْ ٱلزَّكَوٰةَ وَأَمَرُواْ بِٱلۡمَعۡرُوفِ وَنَهَوۡاْ عَنِ ٱلۡمُنكَرِۗ وَلِلَّهِ عَٰقِبَةُ ٱلۡأُمُورِ
Kuwa iyagu haddaan ku siinno awood arlada, amra in la oogo salaadda, oo la bixiyo Zakada, oo amra dadka samaha, oo ka reeba xumaha. Oo Allaah baa ka taliya aayaha arrimaha oo idil