Surah Al-Hajj Verse 52 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Hajjوَمَآ أَرۡسَلۡنَا مِن قَبۡلِكَ مِن رَّسُولٖ وَلَا نَبِيٍّ إِلَّآ إِذَا تَمَنَّىٰٓ أَلۡقَى ٱلشَّيۡطَٰنُ فِيٓ أُمۡنِيَّتِهِۦ فَيَنسَخُ ٱللَّهُ مَا يُلۡقِي ٱلشَّيۡطَٰنُ ثُمَّ يُحۡكِمُ ٱللَّهُ ءَايَٰتِهِۦۗ وَٱللَّهُ عَلِيمٌ حَكِيمٞ
Oo ma aanu soo dirin hortaa Rasuul ama Nabi aan marka uu hadlayey ( ama wax akhrinayey) aanu wax ku tuurin sheydaanku akhrintiisa, wuxuuse Allaah nasakhaa oo tiraa waxa uu shaydaan soo tuuro. markaas Allaah sugaa Aayadahiisa16. Oo Allaah waa wax kasta Oge, Xakiim ah