Surah Al-Hajj Verse 54 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Hajjوَلِيَعۡلَمَ ٱلَّذِينَ أُوتُواْ ٱلۡعِلۡمَ أَنَّهُ ٱلۡحَقُّ مِن رَّبِّكَ فَيُؤۡمِنُواْ بِهِۦ فَتُخۡبِتَ لَهُۥ قُلُوبُهُمۡۗ وَإِنَّ ٱللَّهَ لَهَادِ ٱلَّذِينَ ءَامَنُوٓاْ إِلَىٰ صِرَٰطٖ مُّسۡتَقِيمٖ
Oo waa si ay u ogaadaan kuwa la siiyey cilmiga inuu (Qur’aankani) yahay xaq ka yimid Rabbigaa, oo ay markaas rumeeyaan oo ay quluubtoodu u khushuucdo. Oo xaqiiq, Allaah hubaal waa ku hanuuniyaha kuwa rumeysan Jid Toosan