Surah Al-Hajj Verse 58 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Hajjوَٱلَّذِينَ هَاجَرُواْ فِي سَبِيلِ ٱللَّهِ ثُمَّ قُتِلُوٓاْ أَوۡ مَاتُواْ لَيَرۡزُقَنَّهُمُ ٱللَّهُ رِزۡقًا حَسَنٗاۚ وَإِنَّ ٱللَّهَ لَهُوَ خَيۡرُ ٱلرَّـٰزِقِينَ
Oo ( ma xagga) kuwa u soo haajira Jidka Ilaahay, markaa la dilo ama dhinta, Wuxuu Allaah hubaal siin doonaa risiq aad u wanaagsan. Oo xaqiiq Allaah waa Kan u wanaagsan inta bixisa risiqa