Surah Al-Hajj Verse 60 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Hajj۞ذَٰلِكَۖ وَمَنۡ عَاقَبَ بِمِثۡلِ مَا عُوقِبَ بِهِۦ ثُمَّ بُغِيَ عَلَيۡهِ لَيَنصُرَنَّهُ ٱللَّهُۚ إِنَّ ٱللَّهَ لَعَفُوٌّ غَفُورٞ
Waa sidaase, oo kan isagu ku aar guta intii gef loo geystey in le’eg, kaasoo lagu gardarrooday, Allaah hubaal waa u gargaari doonaa. hubaal, Allaah waa Cafis Badane, Dambi Dhaaf Badan