Surah Al-Hajj Verse 65 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Hajjأَلَمۡ تَرَ أَنَّ ٱللَّهَ سَخَّرَ لَكُم مَّا فِي ٱلۡأَرۡضِ وَٱلۡفُلۡكَ تَجۡرِي فِي ٱلۡبَحۡرِ بِأَمۡرِهِۦ وَيُمۡسِكُ ٱلسَّمَآءَ أَن تَقَعَ عَلَى ٱلۡأَرۡضِ إِلَّا بِإِذۡنِهِۦٓۚ إِنَّ ٱللَّهَ بِٱلنَّاسِ لَرَءُوفٞ رَّحِيمٞ
Miyaanad arag inuu Allaah idiin sakhiray wax kastoo ku sugan dhulka, iyo doonyaha ku socda badda Amarkiisa? Oo Wuxuu ka hayaa cirka inuu ku soo dhaco dhulka Isagoo idmo ma’ahee’ hubaal, Allaah waa Mid dadka xaqiiq u Turid iyo Naxariis Badan