Surah Al-Hajj Verse 67 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Hajjلِّكُلِّ أُمَّةٖ جَعَلۡنَا مَنسَكًا هُمۡ نَاسِكُوهُۖ فَلَا يُنَٰزِعُنَّكَ فِي ٱلۡأَمۡرِۚ وَٱدۡعُ إِلَىٰ رَبِّكَۖ إِنَّكَ لَعَلَىٰ هُدٗى مُّسۡتَقِيمٖ
Ummad walba waxaan u yeellay hab cibaado oo ay ku cibaadeystaan ee yeyna kugula doodin arrinka (Xaqa), oo ugu yeer xagga Rabbigaa. hubaal, Adigu waxaad xaqiiq ku sugan tahay jid toosan