Surah Al-Hajj Verse 71 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Hajjوَيَعۡبُدُونَ مِن دُونِ ٱللَّهِ مَا لَمۡ يُنَزِّلۡ بِهِۦ سُلۡطَٰنٗا وَمَا لَيۡسَ لَهُم بِهِۦ عِلۡمٞۗ وَمَا لِلظَّـٰلِمِينَ مِن نَّصِيرٖ
Oo Waxay caabuddaan Allaah sokadi wax uusan u soo dejin wax xujo ah, iyo waxaa aysan u lahayn wax cilmi ah, oo daalimiinta (gaalada, mushrikiinta, iwm) ma heli doonaan wax u soo gargaara