Surah Al-Hajj Verse 73 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Hajjيَـٰٓأَيُّهَا ٱلنَّاسُ ضُرِبَ مَثَلٞ فَٱسۡتَمِعُواْ لَهُۥٓۚ إِنَّ ٱلَّذِينَ تَدۡعُونَ مِن دُونِ ٱللَّهِ لَن يَخۡلُقُواْ ذُبَابٗا وَلَوِ ٱجۡتَمَعُواْ لَهُۥۖ وَإِن يَسۡلُبۡهُمُ ٱلذُّبَابُ شَيۡـٔٗا لَّا يَسۡتَنقِذُوهُ مِنۡهُۚ ضَعُفَ ٱلطَّالِبُ وَٱلۡمَطۡلُوبُ
Dadow! Tusaale baa la soo qaadaye ee bal u dhegaysta (si wanaagsan): Hubaal! Kuwa aad baridaan Allaah sokadi ma abuuri karaan duqsi, haba u kulmaane dhammaantood arrinkaa, oo haddii uu duqsigu wax ka dafo, kama soo ceshan karaan. Liidasho badanaa kan wax dooni iyo kan la dooni