Surah Al-Hajj Verse 9 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Hajjثَانِيَ عِطۡفِهِۦ لِيُضِلَّ عَن سَبِيلِ ٱللَّهِۖ لَهُۥ فِي ٱلدُّنۡيَا خِزۡيٞۖ وَنُذِيقُهُۥ يَوۡمَ ٱلۡقِيَٰمَةِ عَذَابَ ٱلۡحَرِيقِ
Oo leexiya qoortiisa (kibir darti) si uu uga lumiyo (dadka) Jidka Ilaahay. Kaasi waxaa u sugnaaday noloshan adduunka dulli, oo Waxaan dhadhansiin doonnaa Maalinta Qiyaame cadaabta wax gubta