Surah An-Noor Verse 15 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Noorإِذۡ تَلَقَّوۡنَهُۥ بِأَلۡسِنَتِكُمۡ وَتَقُولُونَ بِأَفۡوَاهِكُم مَّا لَيۡسَ لَكُم بِهِۦ عِلۡمٞ وَتَحۡسَبُونَهُۥ هَيِّنٗا وَهُوَ عِندَ ٱللَّهِ عَظِيمٞ
Markii aad ku fidineyseen carrabyadiinna8, oo aad ka laheydeen afafkiinnna wax aydaan ogeyn, oo waxaad mooddeen arrin fudud, halka Allaah agtiis ay aheyd wax daran