Surah An-Noor Verse 19 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Noorإِنَّ ٱلَّذِينَ يُحِبُّونَ أَن تَشِيعَ ٱلۡفَٰحِشَةُ فِي ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ لَهُمۡ عَذَابٌ أَلِيمٞ فِي ٱلدُّنۡيَا وَٱلۡأٓخِرَةِۚ وَٱللَّهُ يَعۡلَمُ وَأَنتُمۡ لَا تَعۡلَمُونَ
Hubaal, (ma xagga) kuwa jecel inay anshax xumi9 ku faafto mu’miniinta dhexdooda, waxay mudan doonaan cadaab aad u xanuun badan adduunkan iyo Aakhiradaba. Oo Allaah baa Og, oo idinku ma ogidin