Surah An-Noor Verse 2 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Noorٱلزَّانِيَةُ وَٱلزَّانِي فَٱجۡلِدُواْ كُلَّ وَٰحِدٖ مِّنۡهُمَا مِاْئَةَ جَلۡدَةٖۖ وَلَا تَأۡخُذۡكُم بِهِمَا رَأۡفَةٞ فِي دِينِ ٱللَّهِ إِن كُنتُمۡ تُؤۡمِنُونَ بِٱللَّهِ وَٱلۡيَوۡمِ ٱلۡأٓخِرِۖ وَلۡيَشۡهَدۡ عَذَابَهُمَا طَآئِفَةٞ مِّنَ ٱلۡمُؤۡمِنِينَ
(Ma) Zaaniydda iyo Zaaniga1 ku karbaasha midkood walba boqol jeedal2. Oo yeysan turid aad u tureysaan idinka celin fulinta Amarka Ilaahay3, haddii aad rumeysan tihiin Allaah iyo Maalinta Aakhiro, oo waa inay koox mu’miniin ah goob joog ka ahaadaan ciqaabtooda