Surah An-Noor Verse 32 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Noorوَأَنكِحُواْ ٱلۡأَيَٰمَىٰ مِنكُمۡ وَٱلصَّـٰلِحِينَ مِنۡ عِبَادِكُمۡ وَإِمَآئِكُمۡۚ إِن يَكُونُواْ فُقَرَآءَ يُغۡنِهِمُ ٱللَّهُ مِن فَضۡلِهِۦۗ وَٱللَّهُ وَٰسِعٌ عَلِيمٞ
Oo u guuriya23 kuwaa idinka midka ah ee doobka ah iyo kuwa wanaagsan ee ka mid ah addoommahiinna (ragga ah), iyo addoonnadiinna (dumarka ahi), haddii ay yihiin sabool, Allaah baa ugu deeqi doona Fadlgiisa. Oo Allaah waa deeq Ballaarne, wax kasta Ogsoon