Surah An-Noor Verse 4 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Noorوَٱلَّذِينَ يَرۡمُونَ ٱلۡمُحۡصَنَٰتِ ثُمَّ لَمۡ يَأۡتُواْ بِأَرۡبَعَةِ شُهَدَآءَ فَٱجۡلِدُوهُمۡ ثَمَٰنِينَ جَلۡدَةٗ وَلَا تَقۡبَلُواْ لَهُمۡ شَهَٰدَةً أَبَدٗاۚ وَأُوْلَـٰٓئِكَ هُمُ ٱلۡفَٰسِقُونَ
Oo kuwaa ku eedeeya dumar dhawrsoon (zino), markaas aan keenin afar markhaati ah, karbaasha siddeetan jeedal, oo ha ka yeelina wax marag fur ah abadkood, oo kuwan weeye kuwa ah caasiyaasha